Maamulka Xarada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Gobolka Bay ayaa Maanta Xukuno Dil ah Ku Fuliyey 2 Qofood Oo Lagu Eedeeyey In ay U Basaaseyeen Dowladdaha Kenya Iyo Ethiopia
Xukunkaan Dilka ah ayaa Waxa uu Ka Dhacay Fagaaraha Beerta Shareecada ee Gudaha Magaalada Baydhabo waxaana Ka Soo qayb Galaya Boqolaal Ruux Oo Doonayey In ay Daawadaan qaab Uu U Dhacayo Xukunada Dilka ah
labada Ruux ee Xukunka Dilka ah Lagu Fuliyey ayaa waxa ay Kala Ahaayeen maxamed xasan cabdi oo 40 Sano Jir ah Iyo C/laahi Aadan cabdi oo 31 Sano Jir ah
Khaadiga Maxkamada baydhabo oo Goobta Uu Xukunka ka Dhacayey Joogay ayaa Sheegay In Ruux ay U Shaqeynayeen Dowladdaha Ethiopia Iyo Kenya isla markaan ay Qirteen Dembigooda
Ma Ahan Markii 1-aad oo Xukuno Ceynkaan Oo kale ah ay Fuliso Maxkamada Xarakada Al Shabaab ee Gobolka Bay Balse waxa ay horey U Fulisay Xukuno isugu Jiray Dil, garbaash Iyo Rajminba
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953
info@warsom.com & webmaster@warsom.com