Madaxa Dacwada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab Shiikh Fu’ad Max’ed Qalaf Abuu C/raxmaan Assokori Ayaa Beeniyey Wararkkii ay Baahiyiin Horjoohayaal ka Tirsan Dowladda TFg-da ee Gobolka Gedo kaasoo Ku Aadanaa In ay Dileen Shiikh Fu’aad Isla Marakaana ay Hayana Meydkiisa
Shiikh Fu’aad oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Gudaha Suuqa Bakaaraha Isagoo Garabka Ku watay Qorey Ak47 ayaa Cadeeyey in ay Been Abuur Yihiin Wararkii ay Baahiyeen dad Uu Ku Sheegay gaalo raac waa Sida Uu hadalka U Dhigay
” Waxaan Ka farxinayaa Mu’miniinta I Jecel waxaana Ka Nixinayaa gaalada Iyo Inta raacsan Waxaan Ku baaqayaa In La Xoojiyo Jiaahdaka lagala soo Horjeedo Cadowga alle ” Ayuu yiri Shiikh Fu’ad Max’ed Qalaf Abuu C/raxmaan Assokori
Sidoo Kale Shiikha oo ay ka Muuqatay Qiiro Iyo Farxad ballaaran ayaa Ku Qeyliyey ” Waa Kan Shiikh Fu’aad Waa Kan Shiikh Fu’aad”
Haddaba Shirka jaraa’id ee Shiikh Fu’ad Max’ed Qalaf Abuu C/raxmaan Assokori ayaa Imaanaya Xili Xildhibaan Maxamuud Shiikh aadan uu Shaaciyey In ay hayaan Meyd Shiikh Fu’aad Iyadoo Sidoo kalena Uu cadeeyey In ay Suura Gal Tahay In Lagu aasay Qansax Dheere
Si Kastaba ha ahaatee Hadalka Masuuliyiintaan ka Tirsan TFg-da ayaa Noqonayaa Mid Been Abuur ah oo ay Ku qal qal galinayaan Islaamiyiinta
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953