Cutubyo ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa weerar gaadma ah ku qaaday Kulanyo Gaadiid Ah ay wateen ciidamada TFG-da oo marayay meel ku dhow deegaan ceel waaq
Wararka halkaas ay ka heshay warsom.com ayaa sheegeya in mid ka mid ah gawaarida dagaalka laga gubay ciidamada TFG-da iyadoona halkaasi ay ku geeriyoodeen tiro ka tirsan ciidamada TFG-da kuwa kalana ay ku dhaawacmeen
Mana jiro ilaa iminka war ka soo baxay Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Hogaanka TFG-da oo ku aadan weerarkaasi geystay qasaaraha oo ay qaadeen Mujaahidiinta Al Shabaab
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
*(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)





