Muqdisho oo Laga Hadla Haya in Shariif Xasan Uu Qabanaya Xilka Madaxtinimo Iyo Shariif Shiikh Axmed oo Dhiig Karkii Ku Kacay
Posted On:
Wednesday 27 April 2011
(Warsom)
Mogadishu
Warar Lagu Kalsoonaan Karo oo Shabakadda Wararka Soomaaliya Warsom ay Ka Heshay Ilo Ku Dhaw Dhaw Shariif xasan ayaa Sheegayaa In Gudoomiyaha baarlamaanka uu kalsooni Buuxda Ku qabo In Bisha August ka Dib Uu Noqonaya madaxweynaha Soomaaliya
Wararku ayaa waxa ay Intaa Ku Darayaan In Kalsoonida Ballaaran uu Gudoomiyaha baarlamaanka ka Haysto Xildhibaanada baarlamaanka ay Sababi Karto In Shariif xasan uu Bedelo Saaxibkiisa Shariif Axmed
Dhanka kale Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa La Sheegayaa In Uu Dhiig karkii Ku Kacay Tan Iyo Markii Uu Ka war Helay In Xildhibaanadii Ku Hebyta ahaa ay taagersan Yihiin Shariif xasan Shiikh Aadan Xilligaasoo uu Si Deg Deg ah Kaga Soo laabtay Dalka Jabuuti
Si kastaba Ha ahaatee labada Shariif ayaa waxa ay isku Dhigayaan Dabino uu Midba Midka kale Ku hagar daaminaya Si uu Kaga Guuleysto
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(