Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Kaligii Taliyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Kulan Ku Qaatay Jabuuti
Posted On:
(Warsom) Mogadishu
Tuesday 26 April 2011
Madaxweynaha TFG-da Shariif Shiikh Axmed Iyo Madaxweynaha Xukun Jeceylka Ku Dheeraaday Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta Kulan Xasaasi ah Ku Qaatay Qasriga Madaxtooyada ay faransiisku Ilaaliyaan ee Jabuuti
Kulanka oo aha Mid Albaabada ay U Xirnaayeen ayaa Waxa Looga hadlaya Mowjada Siyaasadeed oo Ku Soo Faruurmay Shariif Shiikh Axmed waxa uu Madaxweyne Shariif U Baroortay Saaxibkiisa Geella oo Markii Hore Gacan Ka Geysatay In uu Yimaado Saaxada Siyaasada Soomaaliya Ugu Dambeyntiina Ku Guuleytay Hanashada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya
Sidoo kale Ismaciil Cumar Geelle ayaa U Sheegay Rafiiqiisa Shariif In uusan hadda waxba Ka Qaban karin Mowjadaha Siyaasadeed Iyo Dagaalka Kala Dhaxeeyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan
Maalinmihii Ugu dambeeyey aya aWaxa uu Madaxweyne Shariif uu Ku Soo Uruuray In uu Iska Heehaabo Wadamada Geeska Afrika iyadoo Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif xasan Shiikh adan uu Casumaad Ka Helo wadamada Ugu Waa Weyn Dunida
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(