5. Ampassador Augystino Mahiga Oo Wadamada Reer Galbeedka Gacanta Ay U Giliyeen Hogaanka Soomaaliya Isagoona Jeclaa In Uu Noqdo Madaxweynaha TFG-da

0
431

Ka dib shir shalay ka dhacay Magaalada Neirobi ee Dalka kenya ayna ka qeybgaleen wadamada reer galbeedka iyo maamulada u adeega qeybo dhulka ka tirsan ka taliya shirkaasi ayaa waxaa lagu go’aamiyay in talada soomaaliya gacanta loo galiyo Gaal Augostino Mahiga waxaana lagu amray hogaamiyayaasha Soomaalida ee u adeega Reer Galbeedka in ay ka amar qaataan Mahiga isagoona go’aamiyay in bisha junly in Muqdisho lagu qabto Shir uu Gaal Augostino Mahiga Shir gudoominayo agenta yaasha shirkaasina uu isaga soo diyaarindoono

Gaal Augostino Mahiga ayaa waxaa fuqsad weyn u ah in talada Soomaaliya oo idil reer Galbeedka ay isaga wakiishaan isagoona mar waliba ku hamiya in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya hasa yeeshee dadka u dhuun duleela arimaha siyaasada soomaaliya ayaa waxay sheegayaan Mahiga in u ku waalandoono in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)