Saturday, September 19, 2020

Wararka

Gobolada Hiiraan iyo Galguduud oo Colaad Beeleed Kasoo Cusboonaatey/waa Sidee Xaaladdu Waqtigan?.

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Qulaale oo ku yaalla xuduudda ay wadaagaan Gobollada...

Caruur La Xadey oo Maamulka Degmada Cadaado ee Galmudug Gacanta Ku Dhigeen Iyo Xaalada Caruurtaas.

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada amaanka Galmudug...

R/wasaarihii Hore Xasan Cali Khayre iyo Axmed Madoobe oo Soo Dhaweeyey R/wasaaraha La Magacaabey.

Mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin uu kamid yahay ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa...

Askar Ka Tirsan Nabadsugidda Qaranka oo Iyagoo Gadoosan Xirtay Mid Kamid ah Waddooyinka Muqdisho.

Ku dhowaad 90 askari oo la sheegay iney ka tirsanyihiin hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka...

Falalka Kufsiga Iyo Dilalka ee Soomaaliya Beryahan Ka Dhacey oo Hy’adda Xuquuqul Insaanka Qaramad Midoobey Ka Xumaatey.

Hay’adda xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay ee human Ritgh Watch ayaa warbixin ay ugudbisay golaha amaanka...

Nin Lagu Tuhunsanyahey In uu Ku Lahaa Falkii Dilka iyo Kufsiga Marxuumad Xamdi oo Ciidamada G/mudug Qabteen.

Wasaaradda ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ciidamada ammaanka ee Galmudug ay...

Dalka Kenya oo Mareykan Ka Dalbadey Duqeymo Ka Dhan ah Al-shabaab Laga Fuliyo Gudaheeda.

Taliska Milatariga Mareykanka ee Afrika ayaa culeys saaraya si ay u fuliyaan weerarada diyaaradaha aan...

M/weynayaasha M/goboleedyada Qaarkood oo Kulan La Yeeshay Taliyaha Hawlgalada Africa ee Dalka Mareykanka.

Taliyaha Hawlgallada Gaarka ah ee Afrika, Maj. Gen. Dagvin R.M. Anderson, ku xigeenkiisa Amb. Young,...

Kiiskii Dilka Iyo Kufsiga ee Xamdi Maxamed Faarax oo Booliska Soomaaliya Faahfaahin Ka Bixiyey.

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay 11 eedeesane u xiran yihiin kiiska baarista...

Daneeyayaasha Arrimaha Soomaaliya oo War Kasoo Saarey Shirka Muqdisho Ka Socda.

Qaramada midoobey iyo daneeyayaasha kale ee beesha caalamka ee Soomaaliya,  ayaa soo dhoweeyay shirka magaalada...

Wasaaradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka oo Culimada Soomaaliyeed Fariin U Direen.

Shiikh Nuur Baaruud oo kamid ah mashaa'ikhda waaweyn ee Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa'id ku...

Gudoomiyihii Gaarisa iyo Xubno Kale oo Maxkamada Musuqa ee Dalka Kenya Ku Ridday Xukun.

Barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta lacag dhan 233m...

Caabuqa Covid-19 oo Laga Helay Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Xaaladdiisu Sida ay Tahey.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in baadhitaan uu isku sameeyay laga...

Wasaaradda Amniga oo La Farey In ay War Lagu Qanco Ka Keento Kufsiyada Beryahan Muqdisho Kusoo Batey.

Barlamaanka Soomaaliya ayaa faray wasaaradda amniga in ay barlamaanka horkeenaan sababaha ka dambeeya kufsiyo fool...

Fal Kufsi Aad u Fool Xun Falalkii Hore U Dhici Jireyna Ka Daran oo Muqdisho Ka Dhacey.

Wiil toban sano jir ah ayaa lagu kufsaday magaalada Muqdisho sida ay sheegtay hooyada dhashay...

Xidhibaano Barlamaanka Ka Tirsan oo Sheegay Shirka Muqdisho Uga Socda M/goboleedyada iyo D F In Go’aankooda Waxba Kajirin Hadaan Barlamanka la hor keenin.

Xildhibaan Cabdi Cali Xasan oo kamid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay shirka maalintii...

Nin La Sheegay In ay Al-shabaab Wada Shaqayn Ka Dhaxeysay oo La Hor Keenay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Waxaa maanta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya kasoo hor muuqday nin ku eedeysan in...

307.930 kiis Covid-19 ah oo Hay’adda Caafimaadka WHO ay Diiwaan gelisay 24 Saacadood ee ugu Danbeeyey.

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa shaaciyay inay kordheen kiisaska coronavirus-ka adduunka maalintii Axadda, iyadoo wadarta guud...

Falalka Anshax Darada iyo Kufsiga oo Usoo Gudbey Ragga Fal Muqdisho Ka Dhacey Daawo:.

  https://youtu.be/3_4uw2IopWw      

Isku Bedelka Ciidamada Amisom ee Dalka Ugandha oo Dib U Billawdey Iyadoo wali uu jiro Covid-19.

Ugandha ayaa dib u bilawday isku beddelka ciidamadeeda nabad ilaalinta ee militariga ayaa sheegay. Taliyaha Ciidamada...

Gabadh Muqdisho Lagu Dilay oo Ehelkeedu Sheegeen In Dilka Ka Hor La Kufsadey.

Qoyska gabadh ay ehelkeedu sheegeen in la kufsaday, kadibna lagasoo tuuray dabaq dheer oo ku...

Magaalada Gaalkacyo Dhinaca Puntland oo Askeri Ku Dilay Sadex Qof Rayid ah.

Askari katirsan ciiddanka daraawiishta Puntland, ayaa magaalada Gaalkacyo ku dilay saddex qof oo shacab ah...

Kenya oo Sheegay Qarax Miino Loo Aasayey Ciidamadeeda In ay Ku Geeryoodeen Sadex Nin Ka Mid ahaa Al-shabaab.

Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in seddex ka tirsan Al-Shabaab geeriyoodeen afar kalena dhaawacmeen khamiistii, iyagoo...

Wararka Calamka

Gobolada Hiiraan iyo Galguduud oo Colaad Beeleed Kasoo Cusboonaatey/waa Sidee Xaaladdu...

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Qulaale oo ku yaalla xuduudda ay wadaagaan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, waxa uuna u...

Caruur La Xadey oo Maamulka Degmada Cadaado ee Galmudug Gacanta Ku...

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada amaanka Galmudug ay gacanta kusoo dhigeen 8 carruur ah oo la...