4. Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo R/Wasaare Soomaali Ameerikaanka Farmaajo Oo Si Deg Deg Ah Loogu Yeeray Magaalada Adis-Ababa Ee Xarunta Dalka Eithopia

0
423

Madaxweynaha TFG-da Shariif Sheekh Axmed iyo R/Wasaarah Soomaali Ameerikaanka Ah Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa is deg deg ah looga wacay Magaalada Adis-ababa ee dalka Eithopia

Ilo wareedyo ku sugan xarunta Madaxtooyada Muqdisho ayaa u sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com in shariif iyo Farmaajo uu u wacay R/Wasaaraha Dalka Eithopia Gaal Mila Zanaabi waxaana warar hoose aan helnay ay sheegayaan in la soo canaanan doono labada hogaamiyo iyagoona su’aalo laga weyndiinayo halka ay ku dambeeyeen dagaaladi ka socday gobolada Gedo iyo Jubooyinka waxaana Zanaabi labada masuul uu ka canaan doonaa in Augost ka hor ay faarujiyaan xillalka ay hayaan.

 

  

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)