Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Raisal Wasaaraha Dalka Ethopia Abiy Ahmed,
Madaxweyne Farmaajo waxa uu sheegay in Abiy uu u qalmay Abaalmarintaan Sanadka Taasoo Uu Haatanba Isaga Guushiisa Ay Raacday.
Farmaajo “Waxaan u hambalyeynayaa Ra’iisul Wasaaraga Itoobiya Abiy Axmed oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize,wuxuuna ahaa sanadkaan mid u qalma in uu ku guuleysto,kadib iskaashigii uu ka sameeyey wadamada Gobolka”.






