Madaxda-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-tacsi-tiiraanyo-leh-u-direy-qoyskii-eheladii-iyo-dadka-soomaalieed-ee-uu-ka-baxey-eng-yariisow/

0
526

Madaxda Xisbiyada Siyaasada Dalka ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Guud ahaan Dadka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Eheladii iyo Qoyskii uu Ka Baxey Allaha U Naxariistee Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Madaxda Xisbiyada Ayaa Eng. Yariisow Alle Uga Baryey In uu u Naxariisto Jannadiisa Firdawsana Ka Waraabiyo Eheladii Qoyskii Iyo Guud Ahaan Dadka Soomaaliyeedna Samir iyo Iimaan Saadaq ah Kasiiyo Aamiin Aamiin Aamiin(Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun).