Deg Deg:Madaxweyne siilaanyo oo ku dhawaaqay Guddoomiyeyaal Cusub

0
522

maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa qoraal uu soo saaray ku magacaabay guddoomiyeyaal gobol, kuwana isku badalay, kuwana xilka ka qaaday.
Guddoomiyeyaasha la magacaabay
Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax : Guddoomiyaha gobolka Awdal
Yaasiin Cabdi Falaay : Guddoomiyaha gobolka Sanaag
Yaasiin Maxamed Shide : Guddoomiyaha gobolka Sool
Waxaa xilkii laga qaaday Maxamed Faarax Aadan oo ahaa guddoomiyihii gobolka Sool

Waxaa sidoo kale la magacaabay guddoomiye ku xigeeno goboleed oo kala ah Maxamed Cabdi Diiriye (Dibjir) oo loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Togdheer iyo sidoo kale Xaamud Maxamuud Xuseen Guddoomiye ku xigeenka gobolka Saaxil