Doorashada dalka kenya oo isniinta loo dareeridoono/yaa ugu cad cad raga tartamaya?

0
476

Dadlka kenya ee aynu dariska nahey ayaa doorasho u dareeraya maalinka isniinta,waana doorashadi ugu horeysey tan iyo markii dastuurka loo sameeyey kenya.

Waxaa sida la sheegayo ugu cad cad dadka u tartamaya xilka madaxweynaha dalka kenya,uhuro kenyata iyo reyla odinga kuwaasoo loo heysto in ay dagaalki sokeye ee dalka kenya ka dhacey sanado ka hor ay ku lug lahaayeen,hase yeeshee labaduba wey diideen eeddaas waxeyna sheegeen in aaney wax shaqo ah ku laheyn,iyadoo ay maanta ugu danbeysey ololaha doorashada ayaa reyla odinga waxa uu sheegey haduu guuleysto in uu dhaqaalaha dalka kor u qaadayo 10%.

Majiraan soomaali u sharaxan xilka m/weynaha kenya,mana jiro qof soo hadal qaadey ciidamada kenya ee ku sugan dalka soomaaliya,waxaana la filayaa in ay qalalaase iyo qaraxyo hareyn doonaan doorashooyinka dalka kenya waxaana sidaas ku goodiyey xarakada alshabaab oo hada kusii qulqulaya dalka kenya.