Ciidamo Isugu Jiro Soomaali Iyo Cadaan Oo Weerar Ka Fuliyey Deegaan U Dhow Tooratoorow.

0
505

Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka ayaa laga fuliyey meel u dhow deegaanka Tooratoorow Shantii Bishaan June, kaasi oo lagu beegsaday Dagaal yahano ka tirsan Kooxda Alshabaab.

Howlgalkaasi ayaa waxaa lagu dilay Xubin ka tirsan  Alshabaab, Kuwa kalena lagu dhaawacay sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka soomaaliya oo qeyb ka ahaa howlgalka lagu fuliyey weerarkaasi.

Weeradada dhanka cirka ah ee lagu beegsado Alshabaab ayaa kusoo badanaya deeganada ay ku suganyihiin iyadoon Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Mareykanka ay si wadajir ah u sii xoojiyeen weerarada ka dhanka ah Alshabaab iyo ISIS, kuwaasi.

.