Dagaal dhexmarey askarta kenya iyo Alshabaab oo ka socda magaalada Gaarisa.

0
457

Wararka naga soo gaadhaya goordhawayd magaalada garissa ee xarunta gobalka waqooyi Bari Kenya Ayaa sheegaya in halkaasi laga maqlayo Rasaas xoogan oo ay ridayaan cidamada mulatariga kenya

gabi ahaan ba waxaa albaabada loo laabay xarumihii ganacsiga ee magaalada warar hor dhac Ayaa sheegya in laboobay gobo ganacsi

ilaa hada ma cada Sababta Dhabta ee ka danbay sa Rasaas ta ka dhacaysa magaalada waxaana lasoo tabinayaa in ciidamada Kenya ee xeradada mulatari ku leh badhtamaha garissa ay Rasaas ooda Oga qaadeen dadkii dariska la Ahaa xerada iyagoo ku andacoonaya inuu kasoo baxsaday nin ku eedaysnaa inuu argagixisada gacan Saar la lahaa

Rasaasta oo soconaysay mudo saacad ah Ayaa hada istaagtay waxaana jira dadwayne rayid ah oo dhaawacyo u gaysteeen ciidamada lagu soo fasaxay magaalada ilaa hada jawig garissa Ayaa u muuqda mid kacsan iyadoo wadooyinka lagu arkyo ciidamo ku hubaysan gawaadhida dagaalka isla markaana jidhdil u gaysanaya dadka rayid ah