Madaxweynaha dalka Sooomaaliya Mr.Xasan Sheekh Maxamuud oo safar caafimaad dhawaan ku tagay gudaha dalka Jarmalka ayaa waxaa laga sameeyay Sawir qosol badan oo lagu cabiray caafimaadkiisa iyo hadaladii ay is dhaafsadeen dhaqtarkii baaray Madaxweynaha .
Dhaqtarka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu caafimaadkiisa wacan yahay balse laga helay kaliyah cudur xukun jeceyl ah kaas oo looga baahan yahay in uu ka nasto siyaasada dalka