Qaar kamid ah Warbaahinta Turkiga ayaa shaacisay in Madaxweynaha dalkaasi uu safarkiisa dalka Jabuuti kadib booqan doono Magaalada Muqdisho, kadib markii uu safarkiisa ku imaaday dib dhac yar.
Waxa ay sheegen in Madaxweyne Erdogan uu Maalinta barri ah kusoo beegan yahay Magaalada Muqdisho, isagoona xiligaani booqosho ku jooga Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Madaxweyne Erdogan ayaa waxa uu maalmahaani booqasho ku maraayay ilaa 12 dal oo qaarada Africa dhaca waxa uuna hadda marayaa heer gabogabo, isagoona loo badinaayo inuu kusoo afjari doono socdaalkiisa Magaalada Muqdisho.
Si kastaba ha ahaatee, socdaalkiisan ayaa waxa uu noqonayaa Booqashadii 2-aad ee uu Muqdishu uu Kormeero lagu ameeyo