Dhaq Dhaqaaqa Shabaabul Mujaahidiin War ka soo baxay ayaa Waxa Ay ku sheegeen in ay sii wadayaan weerarada ay Ku fulinayaan gudaha dalka kenya Iyadoona Warka ay soo saaren xarakada Al-shabab ay ku Xuseen in ay kenya ku qaadi doonan weeraro kaloo hor Leh Islamarkaana Ay Qabuuro Ka Dhigi Doon magaaloyinka Dalkaasi Kenya.
Kagadaal Weerarkii todobaadkii tagay lagu qaaday Magaalada Nairobi dhismo ganacsi Oo Lagu Magaawayey Westgate Mall ayaa Al-shabab Waxa ay sheegatay masuuliyada weerarkasi In Ay Iyaga Ka Dambeyeen.
Hadalkani Al-Shabaab Ka Soo Baxay Ayaa Imaanaya Xilli Madaxweynaha dalka Kenya uhuru Kenyatto Uu Sheegay inaynan Marnaba ciidamada Kenya Ay ka baxeen Somalia siina wadi Doonaan howgalka ay u joogan somalia.