Ciidamada Amisom Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Magaalada Marka.

0
489

Sida Ay Sheegayaan Wararka laga helayo Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose in qarax Miino lala eegtay Kolonyo Ciidamada Amisom ah gaar ahaan kuwa Burundi Halkaasi Marayey.

Qaraxaani Oo Noociisu Ahaa Miinada Meelaha Fog Fog Laga Hao ayaa ka Dhacay Xaafada Horseed ee Magaalada Marka Waxaana Ilaa Iyo Iminkaba la ogeyn qasaaraha Ka dhashay qaraxasi Balse Dadka deegaanka ayaa Waxa Ay noo xaqii jiyay in qaraxu uu ahaa mid xoogan oo laga Maqlay xafadaha kala duwan ee Magaaladaasi.