Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Jes Jonson Oo Ah Muwaadin Ka Soo Jeeda Dalka Mareykanka Madaxna Ka Ah 5 Campanny Si Gaar Ah Loo Leeyahay Islamarkaana Ka Howlgala Gudaha Dalkaasi Mareykanka Oo Shir Jaraa’id U Qabtay Warbaahinta Ayaa Sheegay In Ay Taageero Baaxadweyn Leh Siindoonaan Soomaalida Haddii Uu Hanto Madaxtinimada Dalka Musharax C/nuur Axmed Darmaan
Sidoo Kale Muwaadinkaasi Ka Soo Jeedo Dalka Mareykana Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ay Compnny-yadaasi Dowlada C/nuur Axmed Darmaan Ay Ka Caawin Doonaan Maal Galinna Ay Ku Sameyn Doonaan Shirkado Farabadan Oo Wax Tar U Leh Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeed
5-tani Campanny Oo Uu Madaxda Ka Yahay Mr Jess Jonnson Sida Gaarka Ahna Loo Leeyahay Kana Soo Jeeda Dalka Mareykan Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Ay Haatanba Ku Howlanyihiin Islamarkaana Ay Dadaal Xoogan Ugu Jiraan Siddii Uu Madaxtinimada Dalka Ku Hanan Lahaa Madaxweynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahnna Musharax u Taagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Soomaaliya Mudane C/nuur Darmaan
Hadalkaani Ka Soo Yeeray Mr Jess Jonnson Oo Wakiil Ka Ah 5 Campanny Ka Howlgala Gudaha Dalkaasi Mareykanka Ayaa Imaanaya Xilli Shacabka Soomaaliyeed Intooddii Badan Ay Aminsanyihiin In C/nuur Axmed Darmaan Uu Mudanyahay Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya Leesna Dhihi Karo Wax Buu U Qabankaraa Umada Soomaaliyeed
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)