Maanta Oo Ah Maalin Jimco Oo Laga Soomayo Qaybo Kamid Ah Caalamka Islaamka

0
510

 

Dalalka Islaamka Qaar kamid ah ayaa laga arkey bishii Ramadaan, dalalka ku dhawaaqey in maalinta Jimcaha  ah ay soon tahay waxaa kamid ah

Sucuudiga kaas oo ay la soomaan dalal badan oo Soomaaliya kamid tahay, dalalka kale oo laga arkey bilashada Ramadaanka waxaa kamid ah dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, Maamulka Puntland ayaa isagu ku dhawaaqey in maalinta Jimcada ay Ramadaan tahay kadib markii bisha laga arkey magaalooyinka Ceerigaabo & Baargaal.

Dhamaan Muumulka Iyo Shaqalaha Shabakada Wararka Somaaliyeed Ee Warsom  waxay akhristayaasheeda sharafta leh ugu tahniyeyneysaa bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxaan Idin Rajeeneynaa in Aad Kuwada Soontaa Caafimaad san Inshaa’Allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah.

Ramadaan Kariim