Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado Oo Maanta 5 Wiil Oo Dhaliyaro Ah Dhaawac Iyo Dhimasho Ugu Geestay Gudaha Magaalada Muqdisho

0
507

Saraakiil Ka Tirsan Dowlada TFG-da Oo Maanta Dharaar Cad lagu Toogtay Agagaarka Carwo Iidka Ee Gudaha  magaalada Muqdisho.

Rag Ku Hubeysanaa Biskoolado ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay saraakiil katirsan La Sheegay In Ay KA Shaeeynjireen Xerada Xalane Ee Ku Taala agagaarka Eliborka Iyagoona La Sheegay Xiligii La Tooganaya In Ay Meesha Ku Cunayeen Qaad Ama Jaad.

Maanta duhurkii ayaa isgoyska Carwo Iidko lagu weeraray illaa 5 kamid ah Rag LA Sheegay In ay La Shaqeynayeen  Dowlada TFG-da ah oo xiligaasi ku sugnaay goob Khaatka lagu iibiyo waxaana goobta lagu dilay 2 ruux oo waxaana dhaawac ahaan goobta looga tegay 3 kale Oo Isla Iyaga Ah.

Sida Uu Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom U Sheegay Goob jooge Ku Sugnmaa Xiliigi Ragaaasi Lagu Tooganayay Goobtaasi  in J ay khaat cunayeen

Ka Dib MArkii Xarakada Al-shabaab Laga Waregay Goobo Farabadan Oo Laf Dhabar u Ahaa Ayaa Waxaa Magaalada Muqdisho ka bilaabatay in dharaar Cad waddooyinka lagu toogto kuwa la shaqeeya In Ay Ka Tirsanyihiin Dowlada TFG-da Soomaaliya  Iyadoona ,xoogaga dilalka geysta dhankooda adeegsanaya wardoon hero Jooga Goobaha Ay Falakaasi Ka Geystaanah sababtoo ah ragga ay beegsanayaan sida ciidanka caadiga ah uma labisna ee waa rag qaab Ku Shaqeeya Qaab Dadbadan Islamarkaana La Ogaado Kadib Markii Uu Falka Ku Dhaco Waxa Ay Ahaan Jireen.