WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM
Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhaxe ayaa Sheegay in Maalmaha Soo Aadan ay lawareegi Doonan Magalada Jowhar Ee Xarunta Gobalka Sh.Dhaxe Oo ay.Hada Maamulan X.Al-Shabaab.
Mar uu saxafada uu la ahadlaya afhayeenka Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhaxe ee dkm Somalia waxaa uu shaaca ka qaday in maamukkiisa uu goordhaw uu si rasmi ah ay gacanta ugu dhigi doonaan guud ahaan gobolka sh/dhexe
Waxa uu tilmaamay afhayeenka mumulkaasi in ay dadKA naceen siyasada qaribaaban e xaraka shabaab
Isgaoona ku daray in lagaaray xiligii laga sifayn lahayeen g/shabelda dhexe sl=shabaab isagona ku daray in ay beegsan doonaann cidii la shaqeeysa ama lagu tuhmayo al shabaab
Waxa kaloo uu shacabka ku dhaqan shbelaha dhexe ugu baqayaya in ay lashaqeeyaan cidamada dkm Somalia iyo kuwa amison o dhawaan laweeragay degmaad balcad e gobolka shabelha dhexe.