Qarax Xoogan oo Gowr Dhaw Ka Dhacay Suuqa Qudaarta ee Magaaladda Baydhao.

0
556

WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM

 

Wararka Iminka Naga Soo Gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Gowr Dhaw Uu Ka Dhacay Qarax Aad Xoogan oo Gil gilay Gabi Ahaan Suuqa Qudaarta Ee Magaalada Baydhabo.

Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan In uu qaraxa ahaa nuuca laga hago Rimood Control –ka  laguna aasay bartamaha suuqa qudaarta ee magaalada baydhabo

Lama oga ilaa iyo iminka qaraxani qasaaraha uu geystay inta uu la egyahay iyo waliba cidda ka dambeysay  qaraxanaba Wixii warar ah ee ka soo baxa qaraxani kala Soco Shabakada wararka warsom.com

Xafiiska warqabadka warsom.com