Gudoomiyaha G/Shabellaha Dhexe Oo Sheegay In Guullo Aygaaren Ciidanka DKMG.

0
556


WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM

Cabdi jiinow calasow oo ah gudoomiyaha gobolka shabellaa dhexe ee DKMG soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay hada bilaawataya la dagaalanka kooxda nabad diidka soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

hadalka gudoomiyaha gobolka shabellaha dhexe ee dowlada TFG ada ayaa waxa uu ka danbeyay dagaal ay 22kii bishani juun ay la galeen ciidanka carkada alshabaab ee ku sugnaa deegaanada ay ka midka yihiin ceelmacaan,ceelcade,iyo garoon kii cesiley ee ka wada tirsan gobolka shabellaha dhexe.

dowlada soomaaliya ayaa waxa ay wada qorshe ay sheegen in ay ku doonayaan in guud ahaan dalka ay ka saaran xarakada alshabaab ka hor inta aan la gaarin bisha agosto ee sanadani 2012.

marka dib loo eego dagaalka maalintii shalay ka dhacay duleedka magaalada muqdisho ee ah deeganada ka tirsan gobolka shabellaha dhexe ayaa waxa ay dagaalada ka bilaawdeen abaare 8 dii subax nimo ee malintii jimcaha oo ay taariikhda ku beegneed 22 bisha june 2012.

dagaalka ayaa dowlada soomaaliya waxa ay sheegtay in ay ciidankeeda usoora gashay in ay la wareegan gacan ku heynta deeganada ceelcade ceelmacaan iyo garoonka cisiley oo ka wada tirsan gobolka shabellaha dhexe.

Xafiiska Warqabadka Warsom.com
Muqdisho,Soomaaliya.