Xildhibaan daahir cabdulqaadir muuse daahir ciiro oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka KMG ah ee soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay aragtida uu ka aminsan yahay madaxda sarsare ee dowlada federalka KMG ah ee soomaaliya xildhhibaanka ayaa waxa uu sheegay in madaxda sare ee dowlada iyo beesha caalamka in ay iyagu kala direen dowlada iyo baarlamaanka soomaliya.
mudanahaani ka tirsan baarlamanka soomaaliya waxa uu intaa raaciyay in ujeedka ugu weyn ee ay wada leeyiiin madaxda sarsare ee dowlad iyo beesha caalamka in ay tahay marin habaabinta masiirka umada soomaaliyeed oo uu sheegay in hada ay ubaahan yihiin badbaado qaran waxa uu ugu yeeray.
hadalka Daahir cabdulqaadir muuse daahir ciiro ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili baarlamaka KMG ee soomaaliya uu laba garab ukala qeybsan yahay oo ay kala hogaaminayaan madowe nuunow maxamed iyo shariif xasan sheek aadan.
iyadoona ay hada muuqaneyso saameynta adag ee ay xambaarsantahaya kala qeybsananta baarlamaanka soomaaliya oo ah wakiilada sacabka soomaaliyeed.
Xafiiska warqabadka warsom.com
Muqdiso,somaliya