WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM
Shariif Xassan Shiikh Aadan oo Muddooyinkii ugu dambeyay Safar kaga maqnaa Dalka dibadiisa ayaa manta waxa uu Gowr Dhow Ka Soo Dagay Garoonka aadan cadde ee Magaaladda Muqdisho.
Sharif Xasan Shiikh aadan Ayaa Waxa uu Saafaro Ku Soo Maray Dalka Turkiga iyo Dalka Kenya oo kulamo Uu Kala Soo Qaatay Madaxda Dalalkaasi.
Ka Dib Marka Uu Ka Soo Dagay garoonka aadan Caddde Ayaa waxaa loo soo Galbiyay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, Ilaa iyo Iminka Ma JIraan Wax Warbixin Ku Aadan Safarkiisa uu siiyay Bahda Saxaafadda.
Wixii War Bixin ah ee Ka Soo Baxa Safarka Shariif Xasan iyo waxyaabihii u soo qabsoomay Kala Soco Wakaaladda wararka warsom.com
Xafiiska Warqabadka warsom.com
Muqdisho,Somaliya.