Ahlusunna oo Maamul Umagacaawday G/Galgaduud ee dalka soomaalia.

0
485


WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM

Sheekh ibraahim sheekh xasan guureye oo ah gudoomiyaha guud ee maamulka culumaaudiinka ahlusunna waljameeca ayaa waxa uu sheegay in gobolka galgaduud ay u magacaabeen in uu gudoomiye ka noqdo axmed yuusuf xasan ciyow.

gudoomiyaha guud ee maamulka ahlusunna waxa uu sheegay in talaabada ay qaaden ay tahay mid ay ku damacsanyihiin dhamaan deegaanada ay ahlusunna ka taliso in ay ka hirgaliyaan maamulada ay umagacaabeyso.

dhawaan ayaay aheyd markii gobolka shabeelaa dhexe loo magacaabay sheekh maxaadey in uu ka noqdo gudoomiyaha gobolka shabellaha dhexe ee maamulka ahlisunna waljameec.

maamulka ahlusunnawaljameeca ayaa maalmahii ugu danbeyay waxay wadeen qorshe ay ku doonayaan in maamulo ay ugu magacaabaan degmooyinka iyo deeganada ay ka taliyaan.

Xafiiska warqabadka warsom.com
Muqdisho,somaliya.