MAXAAD KALA SOCOTAA CAQABADAHA SOO WAJAHEY DIYAARADII TURKISH AIRLINE IYO GAROONKA MUQDISHO?:
sida dad badan ay la socdaan dhawaan ayey aheyd markii dawlada turkigu keentey khad duulimaad iyo diyaarad casri ah,taasoo dad badani ku farxeen sababo jira awgood halka qaar ganacsato diyaaradley ahina aaney ku farxin oo ay u aheyd balaayo usoo hoyatey,sababtoo ah waxey ka xireysey il ganacsi oo muhiim ah.
Diyaaradda turkish waxey dad badan ka cawdeen qiimaha tikidhada iyohelitaankoodaba,waxey isku daydey turkish air in ay xafiisyo tikidhadalaga goosto ay muqdisho ka furto iyadoo muqdisho lagu diley nin somaliturki ah oo hawshaas loo xilsaarey,dad badan ayaa tuhunsan in dilkaninkani ay ka danbeeyaan ganacsato diyaaradley somaali ah waxeynaarintani hakisey hamigii shirkada turkish airline ay rabtey in ayxafiiyo muqdisho kaga furato hase yeeshee hakaa kuma harinhagardaamada turkiga la hor dhigey ee waxaa la leeyahey ganacsatiidiyaaradleydu waxey heshiis hoose la galeen lacagna siiyeen hey’addoDfkmg ah iyagoo ka codsadey in diyaarada turkish air aney kusoo degingaroonka muqdisho ee aadan cadde airport.
Waxaana nasiib wanaag u noqotey ganacsatii diyaaradleyda somalida ahaain fekerkaasi shaqeeyo jimcii la soo dhaafeyna markii ay diyaaradu soodagi rabtey lagu amrey in ay kasoo degato jiho qaldan una suuroobiweysey diyaaradu in ay soo cagadhigato iyadoo u gudubtey garoomo kaleoo ay maamulaan dalal aan deris nahey ayna ka faa’iideendiyaaradleydii isbaarada dhigatey in ay soo daabulaan rakaabki turkishair ay wadey hadaba waxaa is weydiin mudan wasaarada qaabilsanadeegaas dawladu ma ogtahey sida ay wax u maamuleyso?mise ogtaheydenbiga laga gelayo shirkadaha iyo hey’adaha ay dawladu siisey ruqsadaiyo damaanaqaadka amnigooda?
Waa arin aan waxba leyska weydiin balse la arki doono halka ay ku danbeyso anagoo idiin balan qaadeyna in aan idiin soo gudbino siro badan oo qarsoon oo la xiriira.
SIYAASADA,GANACSIGA SHIRKADAHA,IYO MACLUUMAAD SUGAN OO DHAB AH.





