Shirki Loogu talagay In Lagu ansixiyo Dastuurka Oo Waqtigiisii la Kordhiyay.

0
635

 

Shabakada Wararka Warsom.com

Ayado Lagu Balansanaa maalinta biri ahi In La Soo Afmeero shirka loo qabtay Muqdisho odoyaal dhaqameedyada Si ay u Soo xulaan ergooyinka ansixinaya dastuurka qabya qoraalka.

Wasiirka dhastuurka ee xukumada kmg soomaaliya Cabdiramaan xoosh jabriil Oo manta kormeer ku tagay dugsiga tawabarka ee jaranaal kaahiye oo ah halka uu ka soconaayo kulanka Lagu Turxaan bixinayo dastuurka Lagu Wado In Lagu Dhaqo Shacabka Somaliyeed.

” waa In loo kordhiyaa waqtiga is ay u soo xulaan  ergooyinka ansixin lahaa qabya qoraalka” Ayuu Yiri.

Sidoo kale wasiirada arimaha qoyska Iyo haweynka  Ee Xukumada KMG Somaliya Marwo maryan aweys qaasim Ayaa Odayaasha Ka Codsatay In Ay Dag Dag Ku Soo Xulaan Ergooyinka Ansixin Lahaa Dastuurka Si Looga Badbaado In Uu Dalka Galo Maxmiyay.

Xafiiska War qabadka Warsom.com
Muqdisho,somaliya