(Shabakada Wararka warsom.com )
Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in miinadan Ay tahay nuuc Aan Wali horay loo arag, isla markaana Xarakada mujaahidiin Al-Shabaab Ay Ugu Tala Galeyn inay shacabka Somaliyed ku Qarxiyaan Axmed |Fiqi waxaa uu Balan Qaaday In Dhawaan Ay Soo Bandhigi Doonaan.
Ciidamada oo howl maalmeedkooda wata, waxey Soo qabteen miino Lagu Sheefay in ay tahay Naqshadii Ugu dambeysay oo Wali Lagu Arag gudaha Dalka marka ay soo qabtaan dabadeed Mr Fiqi waxaa Uu Ciidamada Kula dardaarmay in habeen iyo maalin howl galadu ay wadaan,
Mr Fiqi Waxa U shacabka Ugu baaqay inay Iska Ilaaliyaan Miinadanoyinka lagu aasayo Wadooyinka, gaar ah mr fiqi Waxa uu Ku cel Celiyay In ay miinoyinka Iska Ilaaliyaan Raga gawaarida wata ayna ka taxadiraan naftooda iyo gawaaridooda.
fiqi Mar uu La Hadlayay War Bahinada Ayaa Waxaa u Yiri “Markii ay ku adkaatay Al-shabaab in miinooyin wadada ku aasaan Garan Waayeena Qaabki Ey U qarxin Lahaayeen Shacabka Markaas Dabadeed ayey bilaabeen Hab Cusub cusub Habkaasoo Ah In Ruux Uu Is Qarxiyo,ama Gaawaarida ay ku xeraan .