Yuusuf Cali Waxaa Meesha Ka Hadlay G/ hore ee degmada ayaa waxa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in xilka uu ku wareejiyo Gudoomiyaha cusub, isaga oo ugu baaqay Gudoomiyaha, ciidamada iyo shacabka in ay wada shaqeeyaan islamarkaana Ay U Shaqeeyaan Shacabka Reer C/casis.
C/laahi Fanax oo isna hadlay ayaa waxa uu sheegay in uu gudan doono waajibaadkiisa oo howsha Gudoomiyihii hore uu halkeeda kasii wadi doono, waxaana uu codsaday in lalaga Shaqeeyo Amaanka Degmada.
Tarzan Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xilka ka qaaday maalmo ka hor Gudoomiyihii hore ee degmada C/casiis, iyadoo la xasuusto in horay uu xilka uga qaaday Kulmiye Yabaroow Haruur oo mar Gudoomiye kasoo noqday degmadaasi Balse Kana Ayaa Naqanaya Gudoomiyihiii 2Aad Oo Tarsan Xilka Ka Qaado
Gudoomiyihii hore ee degmada C/casiis ee dowladda TFG-da ayaa maanta xilka ku wareejiyay Gudoomiyaha cusub ee degmadaasi C/laahi Xuseen Axmed (Fanax) kadib munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay goobjoog ka ahaayeen Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Max’ud Axmed Tarsan Gudoomiyaha G/banaadir .