Wararka somalaya
Akhristayaasha sharafta leh ee wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom.com waxaa lagu wargalinayaa in warsom sanadaka cusub ee 2012 idin soo bandhigeyso qiimeen ay ku sameeysay wariyaasha iyo warbaahinada somaliya qeybaheeda kala badalan sida: Wakaaladaha , Talvissionada, Idaacadah, Wabsetyada.
Dhanka wariyaasha waxaa qimeen lagu sameen donaa wariyaasha ug fiican dhanka Barnaamij soosaarida, Wardoonka, Turjimaada, Wareesi qaadista iyo Wariyaasha u shaqeeya warbaahinada calaamka iwm.
Wakaalada qiimeenata ay sameenayso ma`ahan mid ay warbaahin ama wariye ku xayeesiinayso waxaan idin soo gudbnaynaa waxa lagu doortay warbaahinta iyo wariyaha.
Ujeedada wakaalada warsom ay ka leedahay waa dhiiri galin ay u sameenayso dhamaan wariyaasha warbaahinad sooomaaliyeed .
Goor dhaw kala soco warsom.com