Wararka somaliya
Milkiilayaasha, maamulka, iyo wariyaasha wakaalda wararka soomliyeed ayaa si usku mid ah u cambaareeyay dilkii arxan darada ahaa ee manta oo loogu geystay mgaalada muqdisho allaha naxriistee wariye caan ahaa c/salaam sh.xasan (xiis)
Bahda warsom.com waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelada, asxaabta, bahda warbaahinta iyo dhamaan shacbka soomliyeed waxay alle uga baryayaan inuu ka siiyo samir iyo iimaan, isgana naxriistee eebe inuu siiyo iyo jandii fardoowso ka waraabiyo
Amiin Aamiin aamiin
Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajucuun
Hoyga runta iyo xaqiiqda wararka somaaliyeed warsom.com