Wakaaalda wararka soomaaliyeed warsom.com
Waxeynu faa fahin dheeri ka heleenaaa dabi Getstay Qasaaraha Hantiyadeed oo Xalay ka kacay Suuqa ween ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Dabka ayaa Socday Xalay ilaa Saakay ayaa la sheegay inuu gaaray Guud ahaan Suuqaasi oo Dhan iyadoo wararku ay sheegayaan inuu saameen Badan u geestay Guud ahaan ganacsiga Suuqaasi.
Dadka Goob joogayaasha ah ayaa war baahinta Usheegay In aan la ogeen Cida sida Rasmiga ah uga dambeysa iyo Sababta uu u kacay Dabkaasi iyadoo uu Sababay in Dad Badan halkaasi ay ku Hanti Waayaayn.
Dabkaani Baaxada weyn ayaa la sheegayaa inuu gaaray Goobo Ganacsi oo u dhawaa halka uu Dabku Kabilowday Sida Baqaaro Iskugu jira Kuwo Cunto Kuwo Bakaash iyo Kale iyoadoo Lagu guda jira Sidii uusan ugu Gudbi Laheen Qeybaha Kadhiman ee Suuqa.
Waxa uusan aheen dabkaani Xalay kakacay suuqa Weyn ee Bartamaha magaalada boosaaso ee Xarunta Gobolka bari Kii ugu horeeyay ee Qabsada ama Kakaca Magaalada Boosaaso, Waloow uu Jiro Dab hada Kahor kakacay Xiro Barakacayaal oo ay ku Basbeeleen buu shashkii ay Daganaayeen dadkaasi Barakacayaasha