Baarlamaanka galmudug oo xilka ka qaaday madaxweene caalin

0
513

 

Wakaalada wararka soomaaliyed wars.omcom

Barlamanka Maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku sheegeen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxa ay xilka kaga qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Kornel Max’ed Axmed Caalin.

 

Kulanka oo muddo dhowr saacadood ah qaatay ayaa waxa la sheegay inay soo xaadireen ilaa 17-xubnood oo ka mid ah barlamanka Maamulkaasi, waxaana la sheegay in marka laga tago mid ka mid ah Mudanayaashaasi ay inta kale isku raaceen in xil ka qaadis lagu sameeyo Madaxweyne Caalin

 

Wara ka soobaxay xafiiska madaxwewnaha galmudug ayaa la gu sheegy in go`aan baarlamaanka uu yahay wax ka mijiraan is lamarkaana uu madaxweenha ka biyo diiday xilka qaadista lagu sameeyay