Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Kusimaha Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ahna Wasirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen iyo Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/naasir Maxamed Cabdulle oo gelinkii dambe ee maanta shir jaraaid oo wadajir ugu qabtay Saxaafadda ayaa Waxa ay Shirkooda Jaraa’id kaga hadleen hoos u dhaca ku yimid qiimaha sarifka lacagta doolarka iyo badeecada oo Aan Wali Waxba Iska Bedelin Qiiihii Lagu iibin Jirin
Labada Masuulba Hadaladooda Waxa ay diirada ku Saaraan ka Hadalka waxa Sababay In uu Hoos U Dhaca sarifka Dollarka Waxa ayna Siwada Jir ah Ugu Aaneeyeen In Ay Dalka Ku Sii Yaraanayso lacaga Shillin Soomaaliga Isla Markaan loo Baahan Yahya In La Daabaco Lacagaasi
sidoo Kale Shirkooda jaraa’id ayaa Waxa ay KU Soo Bandhigeen In ay Jiraan waxyaabo Kale oo SHoos U Dhigay Sarifka Iyadoo aanan Wax Is Bedel ah KU Imaan Badeecada Nuucyadeedii Kal Duwan
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)