Taliye Ciidanka Ilaalada Waddooyinka (Cali Gaab) Oo Balan Qaaday In Uu Ka Hortagi Doono Qaraxyada Loo Adeegsado Gawaarida

0
558

Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Warsom.com)

Cali Xirsi Barre cali Gaab oo Ah Hogaanka sare Ee Ciidamada Ilaalada Waddooyinka Ayaa Wacad Ku Maray In Uu La Dagaalami Doono Rag Uu Ku Sheegay In ay Yihiin Naftood Haligayaal Isticmaala Gawaari laga Soo Buuxiyey waxyaaboa qarxa

Sidoo Kale Cali gaab ayaa cadeeyey In ay Yaraan Doonto Qatarta ka Imaan karta dayacaad Dhanka gawaarida isticmaala waddooyinka Muqdisho Waxa Uuna Sidoo Kale darawalada gaadiidka Ugu baaqay In ay taarig Qaataan waa Cidaan haysan Sida Uu hadalka U Dhigay

Cali Gaab Oo Horey U Ahaa Taliya Qaybta bartamaha xamar haatanse Loo wareejiyey Dhanka Ilaalada waddooyinka ayaa Ugu baaqay gaadiidka xamuulka In ay ka Feejignaadaan isticmaalka Waddooyinka gala madaxtooyada Iyo Kuwa kale

Howsha dardarta Ku Socota ee uu Baryahan Ku Howlan yahay taliyaha Ciidamada Ilaalada waddooyinka ayaa imaanaya Xili qaraxyadaa Ugu dambeeyey Ee Muqdisho Ka dhacy Loo Adeegsaday gawaari

 

Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Warsom.com)