Maxaabiista soomalida eek u jirta xabsi ku yaala wadanka angala oo ka cabanaya xaalad nolol xumo

0
550

maxabiis somali ah oo ku jirta xabsiyada dalka angola ayaa iminka waxaa ka soo yeeray xawasho aad u balaran

ku aadan dhibatooyin kucabdi casiis cali oo kamid ah maxabiita ku jirta xabsi yadaasi oo la hadlayay warbaahinta dhacdo yaa shaaca ka qaaday in xiligaan ay xaladooda tahay mid aad u cakiran

wuxuuna intaa ku daray in minka ay ku jiraan xabsi ka xun kii hore ay ugu jireen waxaan uu carabka ku dhuftay tan iyo markii laga qabtay xuduuda ay wadagaan angola

iyo nabiibiya ay marayaan sed xabsi oo ku yaalagudaha wadanka angola

waxaan uu sheegay in markii hore ay ku xirnayeen xabsi kagu magacaabi jiray kashiita oo caasimada dalka angola u jara 60 km balse markii dambe loo soo wareejiyay

loo soo wareejiyay xabsi ku yaala gudaha caasimada luand

 

 

waxaan uu intaa ku daray markii dambe haween madow laga qaaday xabsigaasi laguna qaady diyaarad malitari waxaa uuna intaa uu kuday in lageeyay xabsi ku yaala

gobolka lagu magacaabo kabiindha oo ku yaala xududa u dhaxeysa angola iyo dalka koongo barasafiil  waxaan uu sheegay in xabsigasi uui yahay mid aad uu liidata nolashooda

mararka qaarna ay la kulmaan dhibatooyin aad u fara badan cabdi casiis oo hadalkiisa sii wato ayaa waxaa uu intaa ku daray in shan iyo tobon ka mid ah maxabiistaasi dowlada angola ay u qaaday dalka kongo ayna ku qasabtay in ay si sharci daro ah ay u galaan gudaha wadanka kongo iyagoo markaa ciidamada amanka dowlada angola ugu goodiyay in

ay madaxa ku dhufan donaan cidii isku dayday in ay dib ugu soo lawato gudaha wadanka angola waxaan shan maalin ka dib maxabiistaasi lagu soo celiyay gudaha dalka angola oo

dowlada kongo ay dib ugu soo celisay ciidamada amaankaee gobolka kabiimdha

 

waxaana cabdi casiis uu codsi u diray dowlada somaliya gaar ahaan madaxda ugu sar sareysa waxaan uu ka codsay in ay ku cawiyaan sidii ay xabsiyada ay ugu sari lahayeen

«waxaan kacodsanayaa dowlada somaliya madax weynaha iyo ra,isal wasarahiisa in ay ay arinteena soo fargaliyaan oo ay xabsiyada naga saraan « ayuu yiri cabdi casiis

 

waxaan sidoo kale arintaani ka hadlay baashi cabdule ganeey oo ka mid madaxda jaliyada somalida dalka angola waxaan uu sheegay in maxabiista ay yahiin ku dhibaatooyin badani ku qawa xabsigaasi loona baahan yahay in ila gaar ah lagu soo eego waxaan baashi oo hadalkiisa sii wata uu intaa ku day in jaliyada wadankaan angola ay wax ka qawan wayeen sii deysmada maxabiistani  wxaan uu carabka ku dhuftay in cid walba oo wax ka qawan karta ay ay soo far galiyaan arintasi maxabiista

 

si kastaba ha ahaatee cawashadani ka soo yeeyeysa maxabiistani ayaa waxaa ay ku soo adeysaa xili dowlada ay sheegay in ay xabsiyada dalka angola ay ka sii deysay maxabiis somali ah oo ku xirnaa xabsiyadaasi

 

feysal max,ed max,ud

feysal black angola warbaahinta