Mahiga oo hanjabaat kulul u jeediyay cidii ka hor imaato shirka Tubta toosan

0
457

Wakaalada wararka soomaaliyeed warsom.com

Ergeyga qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustina Mahiga ayaa u hanjabay cid kasta oo ka hortimaada qorshaha Tubta Toosa (Road Map).

Waxa uu sheegey in Qaramada Midoobey ay meel dhigtey talaabooyin laga qaadi doono cid alaale ciddii ka hor timaada qorshaha dalka lagu xasilanayo, dowlad rasmi ahna looga taagayo.

Waxa uu hadalkani imanayaa xili shalay uu soo gabogaboobey wajigii labaad shirka qorshaha tubta toosan, iyada oo ay jireen shirar barbar socdey oo lagu diidanaa, iyo sharci dajiyeyaal ka horyimid.

Ma uusan sheegin waxa ay noqoneyso talaabadaasi, waxaase la fahamsanyahay in xitaa madaxda DKMG ah ay jiraan talaabooyin loogu hanjabay haddii ay ka hor yimaadaan sida wax loo wado