Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)
C/raxmaan Maxamed faroole Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa Markiisii Ugu Horeeyey U qaylo Dhaan Dirsaday Ciidamada nabad Illaalinta Amison ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Ka Dib Markii ay Soo Xumaatay Ammaanka magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug
faroole Oo La hadlayey masuuliyiin Ka Tirsan Maamulkiisa ayaa carabka Ku Adkeeyey In ay Ciidamada Amisom ay Imaanaya Gudaha Magaalada gaalkacyo Si ay Waxa Ugu badalaan amaanka Magaaladaasi Oo Muddooyinkaani Sii Xumaanayey
Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa Ku eedeeyey Amni darrda ka Jirta Gaalkacyo Xarakada Al Shabaab waxa UUna Cadeeey In Ciidamada Puntland ay Ku Filan Yihiin al Shabaab Balse ay Jirtao gacan saddexaad Oo Al Shabaab garab Ku Siinayaa in ay Falal Dil ah ka Fuliyaan Gudaha Magaalada gaalkacyo
Hadalka Mr Faroole ayaa Imaanaya Xili Dilal Joogto ah ay Ka Dhacaan Gudaha Magaalada gaalkacyo Ee Gobolka Mudug
Wararka Soomaaliya ( Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)