(wakaalada wararka somaiya warsom.com)
duhurnimdii mantay ayaa waxaa magalada guriceel soo galay cutubyo ka tirsan ciidanka itoobiya kuwaas oo watay gawaarida loo yaqaan uuralka warka ayaa intaa ku darya in ay dageen meel ilaa saddex km ujirta magalada guriceel ee gobolka galgaduud.
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ciidamo badan oo ka mid ah kuwa dowladda Ethiopia ay kasoo gudbeen xaduuda Ethiopia ay la wadaagto Soomaaliya oo ay soo galeen deegaano ka tirsan gobolkaasi.
hanka kale ilaa hada lama oga sababta ay usoo galeen dagmada guriceel ciidankan lakiin waxaa jira warar ay shaacisay warbahinta aduunkaoo ahaa inuu jiro qorshe lagu wado in ay dib ugu soo labtan ciidanka itoobiya ee horay usoo galay wadanka soomaliya balse iskaga baxay sanadkii 2009.
Ilaaa hada waxaan ka hadlin maamulka ahlu sunna wajameeca ee halkaas kataliya mana ahan markii ugu horeyday ay soo galaaan gobolka galgaduud ciidanka itoobiya balse waxaa jira marar badaan oo ay soo galeen gobolkasi,
Aqriso Warsom.com hooyga runta iyo xaqiidada warka soomaaliya