Ciyaar U Dhaxeysa Xulka Qaran Soomaaliya Iyo Ethiopia Oo Goor Dhaw Bilaabatay

0
503

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)

Ciyaar Aad U Xiiso Badan Una Dhaxeyso Ciyaartoyda Xulka Qaran dalkeena Soomaaliya Iyo Kan dalka Ethiopia ayaa Waxa ay Goor Dhaw Ka Bilaabatay Garoonka KUbadda Cagta Dalka jabuuti

Ciyaarta oo ah Mid S aad ah Loo Wada Sugaaayey ayaa Waxa U Soo daawasho Tagay Taageerayaal Ad U Tiro Badan oo kala taageera Labada Dal

Lugtii Hore Ee Ciyaarta ayaa Waxa ay Guusha raacday Xulka Qaran Dalkeena Oo Ku Adkaaday 1-0 Waxa Ciyaartaani ay Ka Mid Tahay is Reeb Reebka Koobka Kubadda cagta aduunka

 

Wixii Ku Soo Kordha Kal Soco Warsom.com

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)