Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Ciidamada Shisheeye Oo Ku Dagaalamay Hodan Iyo Howl Wadaag

0
660

Dagaal Xoogan Oo u Dhaxeeyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Iyo Ciuidamada TFG-da oo Kaabaya Kuwa Shisheeye ee Amison ayaa Maanta Waxa Uu Ka Dhacay Degmooyinka Hodan Iyo Howl wadaag Ee Gobolka Banaadir

Dagaalka ayaa Waxa UU Bilawday ka Dib markii Dabaabaadka Ciidamada Shisheeye ay Weerar saf ballaran ah Ku Qaadeen Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Ku Sugnaa fariisimahooda Hodan Iyo Howl Wadaag

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Wax ay Jibaha U Aasteen Sidii ay Isaga Difaaci Lahaayeen Duulaanka ay Cadoiwga Ku Soo qaadeen

Ciidamada Shisheeye Iyo Kuwa TFG-da O Iska caabin La Kulmay ayaa Markii dambe Dib Ugu Soo laabtay fariisimihii ay markii Hore Ka Duulaan tageen  

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)