Ururka Mideynta Dhallinyarada Banaadir oo Maanta Looga Dhawaaqay Soomaaliya

    0
    603

    Ka Dib Munaasabad Maanta Ka Dhacday Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa Lagu Magacaabay Maamulka Ururka Mideynta Dhalanyarada Banaadir Waxaana Kulankaasi Ka Qeyb galay Xubnaha Gudiga Dhexe ee Ururkaasi Waxaana Gudoomiya Mudada 2da Sano ee Soo Socota in Gudoomiye uu Ka noqdo Khaasim Xuseen Saalim Halka Ku Xigeenna Loo doortay Maxamed Shiikh sidoo kale afhayeen ayaa waxaa loo doortay Maxamed Saciid Saxaaf iyo halka Madaxa Maaliyada iyo Maaligilinta Loo Doortay Maxamed Cali Mahdi

    Ururkaani Mideenta Dhalanyarada Banaadir ayaa wuxuu yahay urur Dhawaan lagaga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ka dambeeyeen ku dhawaaqistiisa Aqoon yahanada Culmaa u diinka Siyaasiyiinta Haweenka ka soo jeeda Gobolka Banaadir Waxaana Ururkaani lagu wadaa in uu Mideeyo Dhalanyarada Banaadir

     

     

     

      

    Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

    Mogadishu Somalia

    Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

    Mogadishu Office

    +25-26-15514953/+25-2699-995641

    *

    (

    info@warsom.com & webmaster@warsom.com)