Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

0
594

بسم الله الرحمن الرحيم

 

 

Maamulka Shabakadda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com wuxuu ku wargilinayaa dhamaan aqristayaashiisa inuu dib u bilaabay baahinta wararka soomaalida ka dib Mudo seddex maalmood ah oo wakaalada aan baahinin wax warar ah ayaa maamulka warsom wuxuu arintaasi ku macneeyay in dagaalo xoogan oo ka socday qeybo ka tirsan magaalada muqdisho taasi oo saamixi weysay in howlwadeenada shabakada ay si wanaagsan howlahooda u wataan ilaahey idinkiisa dib ayaan maanta u bilownay howlihii shaqo ee baahinta wararka inagoo jecel aqristayaasha inaan u soo gudbino wararka dhabta ah ee ka jira Soomaaliya iyo dunida inteeda kale waxaana had iyo jeeraale aan daafaceynaa xaqa waxaana ka soo horjeesaneynaa baadilka