Dagalladaan ayaa xoogooda waxay ka dhacayeen Degmooyinka Hodon Iyo Howlwadaag gaar ahaan goobaha ku hareysan xarunta madaxtooyada oo ay kaabika ku hayaan ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo difaacyo ugu jira meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada halkaas oo ay joogaan ciidamada Shisheeye ee ku soo duulay Magaalda Muqdisho.
Waxaana Dagaalada Bar-bar socda madaafiic xoogaan oo ciidamada shisheeye ay ku garaacyaan suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoona maanta ciidamada shisheeye ay xireen wadadii laga Gali jiray suuqa bakaaraha isla markaana dadka ay ku lugeyn jireen wadadaasi waxaana ganacsatada suuqa bakaaraha arintaasi ay ku macneeyeen cadowtinimo ku jirta ciidamada shisheeye
Waxaa intaa sii dheer in seddexdii maalmood ee la soo dhaafay lagu jiijiidayay wadooyinka Muqdisho meydadka ciidamda shisheeye ee soo duula waxaana dagaaladaasi inta ay socdeen lagu dilay horjoogayaal sarsare oo ka tirsan ciidamada wadamada Ugandha iyo Burundi kuwaasi oo qaarkood meydadkooda ay soo bandhigeen xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab
Dagaalka Muqdisho oo la aaminsan yahay ciidamo shisheeye oo aan aqoon fiican u laheyn muqdisho iyo dhalan yaro Soomaaliyeed oo difaacaya diinta iyo dalka balse la ogaan doono dagaalka mudada seddexda maalmood ka socda Muqdisho halka uu ka dambeyn doono
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(