Kulan Xasaasi ah Oo Ay Manta Muqdisho Ku Yeesheen Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan

0
554

Kulankaani ayaa maanta waxa uu ka dhacay Xarunta Madatoyada Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Kulankaasi ka qeebgalay Gudoomiyaha Baarlamaaka Shariif Xasan Shiikh Aadan Iyo Madaxweyne Shriifka Soomaaliya ilo Ka Ag Dhow Kulankaasi ayaa u sheegay wakaalada wararka soomaaliyeed Ee Warsom In Lagaga Hadlayay Arimo Ku Aadan Qilaafaadka Ku Aadan Qabashada Doorashada madaxtinimada soomaaliya Ilo Wareedka warkaani aan ka helnay ayaa waxa ay inooo xaqiijiyeen In madaxweyne Shariifka soomaaliya uu Aqbalay Augusto ka hor in la qabto Doorashada madaxtinimo Ee Soomaaliya Kadib Cadaadis Xoogan oo kaga yimid awdamada Reer Galbeedka

Hase Yeeshee Labada Masuul ayaa waxa ay isku mari waayeen Arinta ku aadna Cida la hordooranayo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Waxa ayna Arintaasi ay Dhalisay Murun Balaaran Oo Dhexmaray Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka TFG-da Walina wax Xal ah lagama Gaarin arinkaasi

Sikastaba ha ahaat Kulankaani ayaa waxa uu yimid Kadib Marki madaxweyne Shariif Uu U Wacay Guudoomiyaha Baaralamaanka Taasoo Suura Galisay in labada Masuul Ay Kulmaan

    

    

  (   

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)Wararka Soomaaliya (Warsom.com)Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641   

*