Afahayeenka Xarakada Mujaahidiint Al-shabaab Shiikh Cali Max’uud Raage Shiikh Cali Dheere) Oo Shirjaraaid Maanta Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa Shaaciyay In Uu Shahiiday Hogaamiyaha Al-Qaa’ida Shiikh Usaama Binlaadin Waxa una Sheegay In Istish haadiyada Binlaadin Eena waxba U dhimi Doonin Jihaadka Caalamiga Ah
Shiikha ayaa waxa uu Intaa Raaciyay In Uu Gaaray Hadafka Uu Lahaa Shiikh Usama Binlaadin oo Ahaa In Uu Geeriyoodo Isaga Oo Shahiid ah Islamarkaana La dagaalamay Cadowga Allaah
Shiikh Cali Dheere Oo Ah Afaheenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa Hoosta Ka xariiqay in baayaco ay lagaleen Amiirka Mujaahidiinta Caalamka Shiikh Usama Binulaadin Raximuhu Allaahu Tacaalaa Raxmatan Waasicah oo Ku Aadan In ay ladagaalamaan Cadowga Illaahey Ku Kufriyay Waxa Uuna Sidoo Kale Wacad Uu ku Maray In Ay U Aar gudi Doonaan Shiikh Usama Binulaadin
Sidoo Kale ayaa shiiikh Cali Dheere Waxa Uu Soo Hadal Qaaday In Islaamka Uu Guuleysan Doono Gaaladana Jab Iyo Hoog Ay La kulmi Doonaan Kadib Dilkii Shiikh Usamam Binulaadin Oo Ahaa Hormuudka Dadka Muslimiinta ah.
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953