Shariif Xasan Shiikh Aadan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Si rasmi ah U Sheegay In Bisha July ee Fooda Nagu Soo Hayso ay Dhici Doonaan Doorashooyinka Madaxtinimo Iyo kan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya
Ka Dib Shir Jaraa’id Oo Uu maanta Muqdisho Ku Qabtay Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa Waxa Uu Ku Sheegay In ay Lagama maarmaan tahay In Muqdisho Lagu Qabto Doorashooyinka Bisha July
Sidoo Kale Afhayeenka baarlamaanka ayaa Ugu baaqay Madaxweynaha Xukunka Jecel ee Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle in Uu baarlamaanka Ku taageero Sidii uu U Qabsoomi lahaa Doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya Isla markaan waxa Uu Hoosta ka xariiqay In Sharaf Weyn ay tahay a In Dalka Uu ka Dhaca gaar ahaan magaalada Muqdisho
Hadalka ayaa Waxa UU Ku Soo Beegmayaa Xili Shalay Kulan ay Yeesheen Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif xasan Shiikh Aadan
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641