War Deg Deg ah ” Dagaal Xoogan oo Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa B/Xaawo & Garbahareey Iyo Mujaahidiinta Al Shabaab oo la Wareegay Gawaari Dagaal

0
665

Dagaalkan oo udhaxeeyey Cutubyo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab & Malayshiyaad Gadaal ay kasooriixayso Itoobiya ayaa maanta swaxa Uu ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Degmooyinka garbahaarey Iyo Beled xaawo ee Gobolka Gedo

Wararka nagasoogaraya Deegaano udhaxeeyo B/xaawo & Garbahaarey ayaa shegaya in Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Alshabaab

ay weerar kuqaadeen Maleyshiyaad katirsan TFG-da oo sitay gawaari Dagaal

Goob joogayaal kusugan goobta Dagaalka Uu kadhacay ayaa usheegay Warsom in ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ay la Wareeygeen 2 gaari oo Midi uu yahay Cabdi Bile halka Midka Kalena UU Ahaa gawaariada lagu daabulo Ciidamada

Waxaana sidoo Kale Goob Joogayaashaasi Inaao cadeeyeeen In Goobtii Uu dagaalka ka Dhacay ay daadsanaayen Maleeshiyaad ka tirsan Kuwa Weerarka Lagu qaaday

 Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

 info@warsom.com & webmaster@warsom.com